Heesta Dalka haloo turo - Lyrics
U dhiga dhiga
Dhulka u dhiga
Ku dhufo dhufo
Xabada ku dhufo
Xaasidka dhiga
Xabsiga ha la dhigo
Dhalintii uu dhibee
Xaqiisa u dhiga
U dhiga dhiga
Dhulka u dhiga
Ku dhufo dhufo
Xabada ku dhufo
Xaasidka dhiga dhiba
Xabsiga ha la dhigo
Dhalintii uu dhibee
Xaqiisa u dhiga
Waar dalkaan dadkaan
Waxa la keenay meel dheer
Hada looma baahna
In loo noqo
Meel laga keenay
Shalay da dheer
Waar dalkaan dadkaan
Waxa la keenay meel dheer
Hada looma baahna
In loo noqo
Meel laga keenay
Shalay da dheer
Durush khiin ku socdoo
Ha ka dhigin dood dheer
Xildhibaan ka fikir
meel dheer
Hadii kale waxaan ku
Dhacaynaa god dheer
Nin noqo dalkiisa
Ku xeel dheer
Ama warka noo cadee
Si bareer
Please ha ka dhigin
Arinkan wareer
Insha alaah ha ku
Dhamaato qeyr
U dhiga dhiga
Dhulka u dhiga
Ku dhufo dhufo
Xabada ku dhufo
Xaasidka dhiga
Xabsiga ha la dhigo
Dhalintii uu dhibee
Xaqiisa u dhiga
U dhiga dhiga
Dhulka u dhigao
Ku dhufo dhufo
Xabada ku dhufo
Xaasidka dhiga dhiba
Xabsiga ha la dhigo
Dhalintii uu dhibee
Xaqiisa u dhiga
Canaanta hoo dhab
Waxa tahay banjaa
Caqliga bushkax
Ka tahay boqol mar
Ciidan bolo
Kuli wada banjaa
Somali is the best
All wada dhanjaa
Canaanta hoo dhab
Waxa tahay banjaa
Caqliga bushkax
Ka tahay boqol mar
Ciidan bolo
Kuli wada banjaa
Somali is the best
All wada dhanjaa
Awood ma leh
Baawar ma leh
Cuqdad luuga
Caqli ma leh
Daba dhilif
Duunyo ma leh
Erey sheegad
Aarsi ma leh
Faaido ma leh
Anfac ma leh
Geesi maaha
Garab ma leh
Horumar ma leh
Hiigsi ma leh
Isir ma leh
Islaanimo jinsi many
Isir ma leh
Islaanimo jinsi many
Soomaali wax la mida
Runtii wali maanan arag
Xaqiiqdii soomaali
Wax la mida maanan arag
Sheekadaan waa saas
Warkan waa saas
Siyaaso kala saar
Adi lee is xil saar
Saluuto ii saar
Calankana dusha saar
Shisheeye naga saar
Mar kalee ii saar
Faarmaajo lee saar
Farmaajo lee saar
dhiga dhiga
Dhulka u dhiga
Ku dhufo dhufo
Xabada ku dhufo
Xaasidka dhiga
Xabsiga ha la dhigo
Dhalintii uu dhibee
Xaqiisa u dhiga
U dhiga dhiga
Dhulka u dhiga
Ku dhufo dhufo
Xabada ku dhufo
Xaasidka dhiga dhiba
Xabsiga ha la dhigo
Dhalintii uu dhibee
Xaqiisa u dhiga