VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duub - Lyrics

Wadnaha dacalkiisa Midii dagtayeey Dareenka jacaylku Intuu igu dumin Kaalay i dabiib Dawadii qalbigaay Wadnaha dacalkiisa Midii dagtayeey Dareenka jacaylku Intuu igu dumin Kaalay i dabiib Dawadii qalbigaay Dooqii igu baahay Ayaa i damqoo Jacaylkan i dilay Adoon iga dawayn Ayaad durugtee Halkeen kaa dayaa Dooqii igu baahay Ayaa i damqoo Jacaylkan i dilay Adoon iga dawayn Ayaad durugtee Halkeen kaa dayaa Duubaan u sudhee Bal yaa igu dara Dadab iyo reer Intaanu dagnaa Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Duubaan u sudhee Bal yaa igu dara Dadab iyo reer Intaanu dagnaa Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Duubaan u sudhee Bal yaa igu dara Dadab iyo reer Intaanu dagnaa Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Duubaan u sudhee Bal yaa igu dara Dadab iyo reer Intaanu dagnaa Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Naf kuu diranbaa Ku doonaysoo Diihaalka jacaylka Adaa dul dhigee Dulqaad u lahaw Dawadii qalbigaay Darmaantii naftayda Wadnaha dagtayo Waxay ku dul nooshahay Qalbiga dacalkiisa Ma diidi karoo Anaa doortee Duubaan u sudhee Bal yaa igu dara Dadab iyo reer Intaanu dagnaa Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Duubaan u sudhee Bal yaa igu dara Dadab iyo reer Intaanu dagnaa Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Duubaan u sudhee Bal yaa igu dara Dadab iyo reer Intaanu dagnaa Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Duubaan u sudhee Bal yaa igu dara Dadab iyo reer Intaanu dagnaa Waliba la dakaynoo Dushaan saariye Waliba la dakaynoo Dushaan saariye
Queue is empty
-- / --