VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta No shiisha - Lyrics

dareen ka un kamay daymo ulashada ii arimiyoo ii arimiyoo oo ayaamahan oo ayaamahan aamus baan galay maad ogeenee oo aa jaceel oogay oo aa waan ildaranahay oo aa maanta eray qura oo aa afka laga waa oo aa asluub taadiyo asal quruxdiyo isteelkaagaan arkay caashaqay x2 amba idilkood raga asaagaa kaa asteestoo waan ku aaminay x2 eeg madaadii hee qamar ashqaarka ah hee qamar waan asqoobay hee qamar indhahaagan hee qamar awood badanaa hee qamar x2 eegmadii hore xaliimoy ashqaraar ka ah xaliimoy waan ashqoobay xaliimoy indhahaagan gobaaday awood badanaa xaliimoy x2 eeg madaadii hee qamar ashqaarka ah xaliimoy waan asqoobay hee qamar indhahaagan gobaaday awood badanaa hee qamar x2 eegmadii hore xaliimoy ashqaraar ka ah hee qamar waan ashqoobay xaliimoy indhahaagan hee qamar awood badanaa xaliimoy x2
Queue is empty
-- / --