VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaali toos toos - Lyrics

Moqdisho City Waaye Waye Waayeh Hargaysa City Waaye Waye Waayeh Kismaayo City waaye waaye Waayeh Pontland Boqortooyo waaye Waaaye Galmudug Laa shaki waaye. Waaye My Name ak Qanciye. Heestayda Haday Bilabatayoo Somali Toos Toos Cadawgeena Hoos Hoos Farmaajo Boss Boss Kheyrana Double Boss Qumaya Qaylisoow Qabiilaysi Naga Daa Sheekh shariif Qabyo weye Bur Burkana Daa. Somali Toos Toos Cadawgeena Hoos Hoos Farmaajo Boss Boss Kheyrana Double Boss Qumaya Qaylisoow Qabiilaysi Naga Daa Sheekh shariif Qabyo weye Bur Burkana Daa. Xaasidka waa kaa Xabsiga Hala Geeyo Xaqiisa Hala Siiyo Xubnaha Kala Jara Xumaanta Hala Daayo Xaqana Hala sooro Xilkana Noo Haayo Xasan Cali Kheyre. Xamar waa magaalo Xeebta Liido Waan ka Dagi Xafadii Aan kudhashay Xamar Bile Waan Salaami Xisaabta May dhamaanin 1234 Jilbaha dhulka Dhiga Madaxa hoos geeya Gacmaha kor u taag Rabigiina bal u laabta Homuudka ha la saxo Bilada ha la siiyo Nabad iyo nolol Qaliinka ha la qaato Qoryaha naga dhiga Qaraxa naga daaya Qaxar dambe dooni mayno DHalinta yaan la laynin Doorkooda ha la siiyo Iskuulka yaan la xidhin buugaagta yaan la laabin Iskaashi ha la galo Iskiin isku taaga Soomaali way midoobi Maalin way i saaci Cadawgu uu dhamaani Calankana uu bababni Xisaabta ha la xiro 1234 Somali Toos Toos Cadawgeena Hoos Hoos Farmaajo Boss Boss Kheyrana Double Boss Qumaya Qaylisoow Qabiilaysi Naga Daa Sheekh shariif Qabyo weye Bur Burkana Daa. Dhaantada dhexda jabsha Shiribkana noo tuma Tartanka noo bilaaba Taariiquhu wey na xusi Sinjigu waa gob Suuragalna waa soomaali Hadalku waa gab Xabadaha waan ku dhashay Calanku waa buyuur Cirka fiiri dhulka fiiri Nabadu waa nolol Nolashuna waa macaan Africa weydiiya Soomaaliya yay tahay Siyaadka soo xasuusi Caydiid way ka yaabi Maantaa ka daran Madaxdii wey tashatay Turmaajo waa la helay Qeyrana garabkiisa Madaxda waan salaamay Kuwa maanta nalka shiday Dadkana iga baro Wiilka da,da naflo daashay Ku rida geeraarada Garbi jiifka is garaacay Baydhabo ugu shida Music heeso macaan Suugaanta ugu qora Far waaweyn suu u fahmo Soomaali wey is raacday Saan u jeedo wey dhaqaqday Somali Toos Toos Cadawgeena Hoos Hoos Farmaajo Boss Boss Kheyrana Double Boss Qumaya Qaylisoow Qabiilaysi Naga Daa Sheekh shariif Qabyo weye Bur Burkana Daa. Somali Toos Toos Cadawgeena Hoos Hoos Farmaajo Boss Boss Kheyrana Double Boss Qumaya Qaylisoow Qabiilaysi Naga Daa Sheekh shariif Qabyo weye Bur Burkana Daa. Cadaado ka bilaaba ilaa xamaraa burco Berbara bahdaydii weye Balad weyne borama Baahi kama jirto Galmudug galkacyo Gaashaankaygii weeye Hargaysa hiiraan Hawadayda aan ka helay Wiilasheena fiiri fiiri Power kooda fiiri Gabdhaheena fiiri fiiri Quruxdooda fiiri Hooyo waan kuu xiisey Waana kuu imaan Aabo dalka daafac Ciidana daafac Aadan cade waan ka dagi Anigoo calan sita Ciidayda waan ku dhashay Waana ku dhiman Ciyaal xamar waxay dhaheen Legenbaa tahay Somali Toos Toos Cadawgeena Hoos Hoos Farmaajo Boss Boss Kheyrana Double Boss Qumaya Qaylisoow Qabiilaysi Naga Daa Sheekh shariif Qabyo weye Bur Burkana Daa.
Queue is empty
-- / --