VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beela - Lyrics

barashadii muqdishiyo bartamaheedan waan u baseyloo waan u bogayaa beela waan u baseyloo waan u bogayaa berigaan ku arkee laaberiga burjigii jaceylka igu baabo bastay waa iga baano baby ma ilaawo baladkii boosaaso bartii aad ku dhalatiyo banaadir bahdiinuna joogtey bandaley beled xaawo caabud waaq baasheda baydhabo ksimaayo baasheda laaskiyo biyo soor basheda boocaley jig-jiga baasheda baardheere gaarisa baasheda bildhaanteeda day bilicdeeda day xaada daadsan bowdyahega qosolkeeda day beela xaada daadsan bowdyahega qosolkeeda day waan u bogey yaartaa i beerqaday bogiyo laabta u buusyelay bishimaha afkaa i beer qaaday beela waan u buseyloo waan u boogaya burco iyo boorama baasheda gaalkacyo iyo hargeysa boqortooyo dhashii daraawiishtee buuhoodle balcad iyo baladweyn kaa baadshay beela barbarkay joogta baladkeena
Queue is empty
-- / --