VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubi - Lyrics

xubi taan wadaagnaay xaqiiqdii waxaad tahay xulashadii haweenkoo xurma loo dhameeyaay raga xulashadiisow dhirta xubin ku taaliyo xididadii kalgacalkee laafyaha xaragadiyo markaad xubna qaada xaadu i dhaqaaqdoo naftf xiisa galisaa inanyohow xishoodkiyo xaq dhawrkaaga wacanbaa dareenkay xasiliyoo qalbigaad ku xidhantehe xilihii aan doortaay habeenkaay habeen kaan xeroonee xidigii aan doortow xaaskaygii noqataa naga mudan xasuusee xilka saartay guudkaa xamdi mahadii weeyaan xakamaha ha sii dayn
Queue is empty
-- / --