VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habeenkii lamaanaha - Lyrics

Habeenkii habeenkii Lamaanaha oohoo hoo Lamaanaha habeenkii Habeenkii lamaanaha Nafta waxay utahay wehel Qalbigana nasteex dhaba Naxli eebe uma dhalinin Waa nuurka dhaayaha X2 Nabdigiyo qulubtay naxariis Ugaar iyo siisaa naruuroo Manacaayo waligay x2 Nidar kaynu dhiganaa Nayruus ku beegmayee Noloshii lamaanaha Nafta ugu bishaaree Habeenkii lamaanaha Nafta ugu bishaaree X2 Caawa waa waa habeen Kii lamaanaha Kuwa naar afuuf kihi Nama kala fogeeyaan Wakhtiyada nuxuustiyo Ma nugleeyo waayuhu X2 Niyadiyo kalsoonidaa Qofka naaxiyaad tahay Waa naadir dunidabaa Nasiiyaay adoo kale X2 Nidar kaynu dhiganaa Nayruus ku beegmayee Noloshii lamaanaha Nafta ugu bishaaree Habeenkii lamaanaha Macaanay nafta ugu Bishaaree x2
Queue is empty
-- / --