VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isfahan - Lyrics

Kalsoonidu waa sad wayne Hadii kal furnaan jacayl ah Karaamo qof kuugu baaqo Kashiisana kuu baneeyo X2 Hadaanad karayn laqaybso Kalmaa lagu xoojiyaaye Kadeed marna uma banana X2 Naftana kuhashadiyo jaylka Hadaanu kabayn dhigeedu Hubaal kalgacayl kadhorsan Kulayl iyo waa haraade Nabsina waa laba kaldaaqe Is fahan iyo kulan katali X2 Karaahidu waa lur baase Hadii kufkiyo asaagaa Kaligaa ruux kaa jeclaado Kartina cishqi kugu yeedho X2 Adoon kashifayn xogtiisa Hadaanad kabayn dhibtiisa Runtii lama kado hankiisa X2 Naftana kuhashadiyo jaylka Hadaanu kabayn dhigeedu Hubaal kalgacayl kadhorsan Kulayl iyo waa haraade Nabsina waa laba kaldaaqe Is fahan iyo kulan katali X2
Queue is empty
-- / --