VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay baano - Lyrics

Kalgacaylkan ikadeeday Yaa iikiilay kama'a maahee Adaa keenay kaalay baano Mar lakacay mar lakufay Mar kaynaanay eheey heeli Yaalow heliyaalow hobow Heliyaalow Keen caleen leh ubax Buuxoo kor kamuuqda Kubab buuxo indho kaah- Oo lakulaalo Kashka laabta kol isaaroo Ikool kooli eheey heeli Yaalow heliyaalow hobow Heliyaalow Kalgacayl kan ikadeeday Yaa iikiilay kaalmo mahaye Adaa keenay kaalay baano Mar lakacay mar lakufay Markaliya eheey heeli Yaalow heliyaalow hobow Heliyaalow Keen caleen leh ubax Buuxoo kor kamuuqda Kubab buuxo indho kaaba Lakulaalo kashka laabta Kol isaaroo ikool kooli Eheey heeli yaalow Heliyaalow hobow Heliyaalow
Queue is empty
-- / --