VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riiqmayaa - Lyrics

Shinbir yahow runtii raran Iyo qabobaha adaa dhex Rooroo rafaad dareeminee Fariintana kugu raroo ilaa Rugta ay nagaad kusugan Tahay kuma ragaadsho Roobkuye rabigeen haku Saacido x2 Aduu ku raadiyaa dheh Raacdadaaduu kujiraa Dheh wali raad kaaguraa Dheh rafaad buu kuu Maraa dheh x2 Riyadiisaad kujirtaa dheh Raysan waayay owgaadheh Rag iyo dumar diid owgaa Dheh dartaa buu riiqmayaa Dheh x2 Inuu kuheluu rabaa dheh Rugtiis kuladoonayaa dheh Haraad weli u qabaa dheh Hadana dartaa uroorayaa Dheh x2 Aduu kuu reemayaa dheh Dabaylaha u raacayaa dheh Nagaaday kaa rabaa dheh Rug iyo reer inaad degtaan Dheh x2 Raran iyo kulayl buu dhex Roorayaa dheh rasmi kaa Rabaa dheh raaxana diid Awgaa dheh dartaa buu Riiqmayaa dheh x2 Inuu kuheluu rabaa dheh Rugtiis kuladoonayaa dheh Haraad weli u qabaa dheh Hadana dartaa uroorayaa Dheh x2
Queue is empty
-- / --