Heesta Dhagax dhig - Lyrics
intuu kugu dhacay jacayal
madagay dhuuxiyo lafaha
ma xulay waxyaha dhamaan
ma dhilay jiidhkii ku yiil
miyuu kugu dhibay lahadal
dhabaal iyo udir fariin
jawaab ka suguu ka dhawr
qofkii dhagax dhigay qalbiga
dhibuu leeyahay cishqigu
miyuu dhinto waan maqlee
naftaydaay dhiiranoow
adkayoo dhabar adayg
qodkuu yidhi ka ag dhawoow
lajoog dhininiisa joog
hakana dheeraan najftii
kudhidib tiirnayd naftani
makugu idhi dhaaf dadkii
mashuuql kugu dhacay dartii
makala dhimateen in badan
bar baartii iyo dhalin yartii