VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hab dhaqan - Lyrics

inkastoo hab dhaqan dumar u horayso qayrkaa inkastoo hub qaad kiyo quruxdana haldoor tahay inkastoon ku hiigsado oon kuu hanwaynaa inkastoo aad ahayd hiil hoos iigu lamaanoo ii quudhin hadimada kamaad fiirsan hadalada halistee wax yeeliyo huqda maanka badayee niyadayda howshiyo ku hareeyay nabar koo maad garan hubsiimadu hal inay la sixir tahay inkastoon haweeniyo hablaha kugu jecelahay inkasto hanan iyo haybad ledahay iyo sharaf inkastoo hadeer taba islaheen nacoo hiif inkastoo aad ahayd hadhac hal bowlaha qabojon eeg mada ku soo hiro kamaad fiirsan hadalada halistee wax yeeliyo huqda maanka badayee niyadayda howshiyo ku hareeyay nabar koo maad garan hubsiimadu hal inay la sixir tahay
Queue is empty
-- / --