VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habaabis - Lyrics

Dhalaanka haabaabisaay Dhul dharkaga soo ordiyo Waxay dhaayuhu qabteen Haduu dhalanteed ahaa Dhalaanka haabaabisaay Dhul dharkaga soo ordiyo Waxay dhaayuhu qabteen Haduu dhalanteed ahaa Anoo awgaa dhan qalan Dhawaaqaagana u nugul Jacaylkuna iga dhab yahay Hadaanad hadaanad I dhaadananayn Anoo awgaa dhan qalan Dhawaaqaagana u nugul Jacaylkuna iga dhab yahay Hadaanad hadaanad I dhaadananayn Naftayda doorka jeer Fogaanta u dhaawacdee Sidii dhabanada wajiga Qalbiga labadiisa dhinac Dhirbaaxadu daashataa Maxay kuu dhigi laayihiin Naftayda doorka jeer Fogaanta u dhaawacdee Sidii dhabanada wajiga Qalbiga labadiisa dhinac Dhirbaaxadu daashataa Maxay kuu dhigi laayihiin Xasuuso dharaar horiyo Dhacdooyin layaab badnaa Haday dhuumaha ku yaal Wadnaha i dhex qaadayaan Xasuuso dharaar horiyo Dhacdooyin layaab badnaa Haday dhuumaha ku yaal Wadnaha i dhex qaadayaan Dhaleecada aad fashiyo Dhibtaad i gaysatana Dhaliishay yeelatana Haday haday Haday dhagartayda tahay Dhaleecada aad fashiyo Dhibtaad i gaysatana Dhaliishay yeelatana Haday haday Haday dhagartayda tahay Naftayda doorka jeer Fogaanta u dhaawacdee Sidii dhabanada wajiga Qalbiga labadiisa dhinac Dhirbaaxadu daashataa Maxay kuu dhigi laayihiin Naftayda doorka jeer Fogaanta u dhaawacdee Sidii dhabanada wajiga Qalbiga labadiisa dhinac Dhirbaaxadu daashataa Maxay kuu dhigi laayihiin
Queue is empty
-- / --