VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halhays - Lyrics

Mar hadaad aduuniyaadba Hesho darteed ileen maya Ugu halista cadawgiyoo Hantaaqada dadkuna badan Hadalhayntu waa sharaf Markaa tahay qof hurumaray Mar hadaad aduuniyada Hesho darteed ileen maya Ugu halista cadawgiyoo Hantaaqada dadkuna badan Hadalhayntu waa sharaf Markaa tahay qof hurumaray Xan yaraantu guushiyo Waa u halis naftaadee Magacanoo inta u badan Habeen noqo markuu tago La iraahdo hebel Halhays reebo iyo dhaxal Xan yaraantu guushiyo Waa u halis naftaadee Magacanoo inta u badan Habeen noqo markuu tago La iraahdo hebel Halhays reebo iyo dhaxal Halaa wali ma joogtidee Ogow hanashadaadiyo Hiigsigaagu waa wali Hilaac meel ka dilig yidhi Ha ku guurin sahanlii Gacan haadis beeniyo Hadimada dadkaa badan Hubsimadaa ka dhig sahay Hal hal wali ma joogtidee Ogow hanashadaadiyo Hiigsigaagu waa wali Hilaac meel ka dilig yidhi Ha ku guurin sahanlii Gacan haadis beeniyo Hadimada dadkaa badan Hubsimadaa ka dhig sahay Alahayoow nin hoobaan Malab siiya kii hoday Mahakrade dulqaad badan Hado wiilasha geesigaa Hohobta dhaba hareergala Alahayoow nin hoobaan Malab siiya kii hoday Mahakrade dulqaad badan Hado wiilasha geesigaa Hohobta dhaba hareergala Hado wiilasha geesigaa Hohobta dhaba hareergala Hado wiilasha geesigaa Hohobta dhaba hareergala
Queue is empty
-- / --