VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hubsiimo - Lyrics

Inkastoo gabadh dhaqan dumar U horeyso qeyrkaa In kastood kor u qaadkiyo Quruxdana qaldoor ta qari Inkastoo gabadh dhaqan dumar U horeyso qeyrkaa In kastood kor u qaadkiyo Quruxdana qaldoor ta qari Inkastoo ku hiigsadoo Aan kuu hanwaynahay Inkastoo aad ahayd iin Oo siduu lamaane odhan Ii quudhin hadimada Inkastoo ku hiigsadoo Aan kuu hanwaynahay Inkastoo aad ahayd iin Oo siduu lamaane odhan Ii quudhin hadimada Kamasayrsani hadaladaa Halistee waxyeelee Huqda maanta baday Niyadayda hawshiyo Ku hadheeyay nabaro Maad garan hubsiimadu Ari inay la sixir tahay Kamasayrsani hadaladaa Halistee waxyeelee Huqda maanta baday Niyadayda hawshiyo Ku hadheeyay nabaro Maad garan hubsiimadu Ari inay la sixir tahay Inkastoo hablaha iyoo Haween kuugu jecelahay Inkastood hanaaniyoo Haybad leedahay iyo sharaf Inkastoo hablaha iyoo Haween kuugu jecelahay Inkastood hanaaniyoo Haybad leedahay iyo sharaf Inkastoon hadeertabaan Is lahayn nacoo hiil Inkastoo aad ahayd hadhac Halbawlaha qaboojoo Eegmada ku soo hiro Inkastoon hadeertabaan Is lahayn nacoo hiil Inkastoo aad ahayd hadhac Halbawlaha qaboojoo Eegmada ku soo hiro Kamasayrsani hadaladaa Halistee waxyeelee Huqda maanta baday Niyadayda hawshiyo Ku hadheeyay nabaro Maad garan hubsiimadu Ari inay la sixir tahay Kamasayrsani hadaladaa Halistee waxyeelee Huqda maanta baday Niyadayda hawshiyo Ku hadheeyay nabaro Maad garan hubsiimadu Ari inay la sixir tahay
Queue is empty
-- / --