VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inanyahay magooshee cover - Lyrics

Inanyahay magooshee Mahiigaan sidiisii Maankayga qaadee Inanyahay magooshee Mahiigaan sidiisii Maankayga qaadee Maxaan kuba masaalaa Muuq dheeree sheekadan Maxaan kuba masaalaa Muuq dheeree sheekadan Nuurkeeda macaan Marinkeeda macaan Maan seegin aniguye Marinkeed ma haysaa Maxaan kuba masaalaa Muuq dheeree sheekadan Maxaan kuba masaalaa Muuq dheeree sheekadan Nuurkeeda macaan Nuurkeeda macaan Maan seegin aniguye Marinkeed ma haysaa Waa mid inagu mudan Waa waa mid inagu mudan Ka fiiraynin maalmoo Mawle aan u magansaday Waa mid inagu mudan Waa waa mid inagu mudan Ka fiiraynin maalmoo Mawle aan u magansaday Mawle aan u magansaday Inanyahay magooshee Dadku kala mug weynoo Qurux lama masoogee Inanyahay magooshee Dadku kala mug weynoo Qurux lama masoogee Maxaan kuba masaalaa Muuq dheeray muhashada Maxaan kuba masaalaa Muuq dheeray muhashada Madasheeda dugsoon Madasheeda dugsoon Muxibay i galisee Marinkeed ma haysaa Maxaan kuba masaalaa Muuq dheeray muhashada Maxaan kuba masaalaa Muuq dheeray muhashada Madasheeda dugsoon Madasheeda dugsoon Muxibay i galisee Marinkeed ma haysaa Waa mid inagu mudan Waa waa mid inagu mudan Ka fiiraynin maalmoo Mawle aan u magansaday Waa mid inagu mudan Waa waa mid inagu mudan Ka fiiraynin maalmoo Mawle aan u magansaday Mawle aan u magansaday Magansaday
Queue is empty
-- / --