VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kumee - Lyrics

Naftayda badh keediyay Bogaad wehelka u ahayd Wakaa bohol yoobayee Qudhaan kugu baanan Jiray maxaan ku bax Naaniyaa X2 Kumee boqora daydiyay La'aantaaba wareerayoo Cidlooday markaad Baxdoo booskaad ku Lahayd qalbiga lawaa Ruux buuxin kara X2 Aduun bari iyo galbeed Luwista ugu quruxda Badan hadii la iisoo Bandhigo bartaan sawir Kaaga sudhay miyaan Ku badali karaa X2 Bu'diyo indhahaygiyay Kashaad burjiga u ahayd Wataa baaxaa dagtee Xiskii ku bidhaan san Jiray maxaan ku bog Siinayaa X2 Ku aaway badhkaygiyay Kali kali baan noqdoo Bukooday markaad Tagtoo boogihii ku ag- Yaal wadnaha lawaa Ruux baanan kara X2 Aduun bari iyo galbeed Luwista ugu quruxda Badan hadii la iisoo Bandhigo bartaan sawir Kaaga sudhay miyaan Ku badali karaa X2
Queue is empty
-- / --