Qalbiga adigoo isiyey dhibato u qudhi mayoado farxad ii qorsheyey qosolka ka bajin mayo 2x
Anoo qurux kugu arkya qayrka ka raci mayoado nolol iqondeeyey qodxaha ku aasi mayo 2x
Qalad ka dhacay maalin macan ku qabani mayo 2x
Malmaha qadafkiyo isjidhka rajada u qabyayni mayo 2x
Qarnigan dunidaa xumate anigu kuma qonsanayo qofkan arko eensalamo sirtena u qaybin mayo 2x
Adoo qiimo ilahadey qadarin kula dhafi mayo halkan magacaga ku qoray dabayli ka qadi mayso 2x
Qalad kadhacay malin macan ku qabani mayo 2x
Malmaha qadafki isjidhka rajada uqabyayni mayo 2x

Exit mobile version