VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof wax jacel - Lyrics

inkastoo naruuroy nici jiray kal gacal kaba aday baray nasiibeey nalka ii baxayiyo nurkiisa cashaqa x2 qalbigii inoogaad nacfi iigu beertaye ninka aayihiisiyo nabdigiisa kugu qoray ku nikaaxay wacanaa x2 wehelkii naftaydaay kolkaad nolol habooniyo naxariis isiisaan kugu nabay hankaygee qof wax jeceli nugulaa x2 in kastoo nasteexoy niyad jabay markii hore nasiyaay agtaadaan ka helaa nagaanshoo ka bog sooday naafee x2 neecaaw udgooney nasab ruux i deeq daay nidar waxan ku marayaa intaan dunida nolahay inaan kula naf qeebsado x2 wehelkii naftaydaay kolkaad nolol habooniyo naxariis isiisaan kugu nabay hankaygee qof wax jeceli nugulaa x2
Queue is empty
-- / --