Heesta Xaqiiq waa addi - Lyrics
ruux aan weheshado oon warkiisiyo
weedha hadalkii waano kala baxo
waayo aragnimo waayo aragnimo
xaqiiq waa adiga
2x
wadnahaygiyo wiilasha indhaha
ruux ku weynoon wadka mooyee
la iga wadi karin xaqiiq waa adiga
macaan waa adiga
2x
xaqiiq waa adi ruuxaan wacadkiyo
ka jawaabee inaan wada jirno
weyna ka baryaa xaqiiq waa adi
weyna ka baryaa xaqiiq waa adi
xaqiiq waa adi
3x
goortaan weecdaba ruux i wadi kara
ii saxa wadada oo wacnaantiyo
guusha igu wada guusha igu wada
xaqiiq waa adiga
2x
goortaan wiirada aan walaacaba
waa hab ruux tira ii werwerayoo
ii wanaag fala xaqiiq waa adiga
macaan waa adiga
2x
xaqiiq waa adi ruuxaan wacadkiyo
ka jawaabee inaan wada jirno
weyna ka baryaa xaqiiq waa adi
weyna ka baryaa xaqiiq waa adi
xaqiiq waa adi
3x