VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaqiiq waa adi - Lyrics

ruux aan weheshadoo weedha hadalkadii waano waayo aragnim xaqiiq wadanahayga wiilasha indhahaa ruuxkuwaynoo wadku mooyee layga wadi karin mcn waa adiga xaqiiq waa adi ruux wacadkiyo rajo waartee inaan wada jirno waynaha kabaryaa xaqiiq waa adi kolkan weecdaba ruux iwadi kara iisaxa wadad oo wacnaantiyo guusha igu haga xaqiiq waa adi goorta aan wiirada aan walaacaba wahada ruuxa tira ii warwarayoo ii wanaaag fala mcn waa adi xaqiiq waa adi ruux wacadkiyo rajo waartee inaan wada jirno waynaha kabaryaa xaqiiq waa adi
Queue is empty
-- / --