ruux aan weheshadoo
weedha hadalkadii waano
waayo aragnim xaqiiq

wadanahayga wiilasha indhahaa
ruuxkuwaynoo wadku mooyee
layga wadi karin mcn waa adiga

xaqiiq waa adi ruux wacadkiyo
rajo waartee inaan wada jirno
waynaha kabaryaa xaqiiq waa adi

kolkan weecdaba ruux iwadi kara
iisaxa wadad oo wacnaantiyo
guusha igu haga xaqiiq waa adi

goorta aan wiirada aan walaacaba
wahada ruuxa tira ii warwarayoo
ii wanaaag fala mcn waa adi

xaqiiq waa adi ruux wacadkiyo
rajo waartee inaan wada jirno
waynaha kabaryaa xaqiiq waa adi

Exit mobile version