VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi - Lyrics

Inkastoon ku naawilo Sawirada agtaydiyo Aqalkayga yaalaa Ku ildoogsadaayoo Aragaaga waan tabay Adimada dhaqaaqiyo Uurkayga hoosaad Ku abuurantahayood Ifkaan kuugu jecelay Waan oon qabaayoo Ku ilaawi maayee Axdi kaan la qaadow Inaan kuu abaarsaday Adna ii ogsoonow Abidkay intaan jiray Axad kale ma aaminin Ma amaanin ruux kale Adigaa i gaabshoo Kugu uur fayoobahay Aqligiyo xiskayga Waan kugu aamano Wiil kale aduunyada Kama eegan karaye
Queue is empty
-- / --