VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf - Lyrics

waynagoii iscalmanee caashaq inoo dhaxeeyee kuu dhaley caruureee kuuu caweyn hasamahee calafkii dhamadaaaa marna aan la cunioo cunahaaga dhaafayn aniguna colaadiyo cadho yaanan kuu qaadin adiguna calool xumo ciil haysku beerinee cadow yeynaan sii noqon goortii ay cakaritanyee cishadii timaadaba cabashadu badataye nolosheenu cuslaatayee inkala caraabanaa caadilkaaa banayoo lama kala cad goostee
Queue is empty
-- / --