VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calanka somaliland - Lyrics

calan weeyi sharafloo cawo iyo ayaan loo CAADIL uu ina siiyee cishadaynu taagnaa cadceedu noo iftiinto daruuruhu curteeno caafimaad dareenee horaan u caraabinoo caadifadi na qaadoo cidlo aan ku tuurnee dhayal laguma soo celin ciidaa u oloshoo ubadiyo cirooliyo curadaa u leegmoo calan weeyi qaaliya ciil tire weeyi kaniyo cimrigii ha raagee aan cisayno waligeen dharaartaanu curinaa caqligu noo shaqeeye cadhadii na haysiyo colaadii dhamaatee
Queue is empty
-- / --