VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha naafeynin caashaqa - Lyrics

kay naftu raadinaysay ku noolaatey wacadii ma ogtahay indhahayga naxariis ugu hayoo maankaa kugu nasttoo ogow kunafisaayeee hakanixinin abidkaa haka nafsigoo ha unoqonin cadawoo ha raacin nacabko ha ugeysan nabaroo ha naafeynin caashaqa kay niyadu naawileysay kunagaadey maantanee caashaqu waa midoo waa naq iyo bishaadiyo farxadiyo naruuriyo waa macaanka noloshee haka nixinin abidkaa haka galin nafsigoo ha unoqonin cadawoo ha uraacin nacabko ha ugeysan nabaroo hanaafeynin caashaqa
Queue is empty
-- / --