VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hinaasuhu Waa Kadeed - Lyrics

Hinaasuhu waa kadeed Kufiyo kacay waa wareer Kulaylbuu kugu dhashaa Kurbayni ogaa naftana Kurbayni ogaa naftana 2x Hee kas rageed kugu hoorsadaa Qofkuu kooraha sudhana Karkaarkuu is dhaafiyaa Karaamaduu kaa lunshaa 2x Sidii ubixii karmeer Midkaan ku il doogsadoow Kunkaa badanee ragaa Kali kaala soo baxoow Adaan kali kugu ahee Kadeed adigoon i badin Nolosha ila kaalin gali Kadeed adigoon i marin Nolosha ila kaalin gali 2x
Queue is empty
-- / --