VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jujuub - Lyrics

adoon ila jooginoo jira dal iga fogbaan raxlayn kuu jimiimicoo adaa jalmashada alkumay wiiloow nafta kuu jibaysan jeelbay kuugu iilantahee kaamay filayndhabar jabintee hadaad bahdishay jacaylkii wadnaha jiidhku kuugu yaal sideen kaaga jari karaayaa adaa jirjiroolo noqdoo cakuye cidlo kaga jiitoo jeerna i xurmayni waayee hadaad jabisay wacadkee ALAHA waynbaa jira oo tiirini taladayda jiifta adoo i jikaarayooo waliba iga jeestaybaan jacayl kuu sii hayaa xiisahaagan igu laba jibaarmoo dhankaaga igu soo jujuubee hurdo jiibsan waayoo adaa jaaraystay laabtee wadnaha jiidhlka kuugu yaal sideen kaaga jari karaayaa
Queue is empty
-- / --