VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta kuma huri karo - Lyrics

kasha kuu nugul kal madaadaa u ah kaalmoo kaafinaysee kaalay ila joog naftu kaar jacayl kayd san maysoo kaligaabaa kun qof ii ah igu koobnow kuma huri karo kuma dayn karo kurbadaydii kal dawaysaay kalmadaadaan ku kalsoonahay kuma nici karo kuuma goyn karo kolkuu hadal kulul kaa yimaad samir kaashiga kashka waan fari hobaala hobaala hoobeeyoo heleeyaa ee
Queue is empty
-- / --