VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaan miyaa - Lyrics

miyaan haa miyaa dharaartii miyaan wal walaa habeenkii miyaan gam ayaa huradada hadalkiyo sheekadaadiyoo jeclaysteystay shekadaadoo alkaad jooogtid uumbey ogow hibaTAA nafteyduye laabtaydana kuu heelanee hayinka ku hay xabiibii waadaa hukaadayee ka dhowr hagar daamadiyo wixii halis galinayeee hamuuntu miyey dhamaataa aradku miyuu idaayaa miyaan kaa hadhi karaayaa hanankiyo dabeecadaadiyo anigu kaa helay sidaadiyo had iyo jeer adiguuunbaan macaan ku hayaa qalbiga ee laabteydan kuu heelanee hayinka ku hay xabiibi waadaa hugaadayee ka dhowr hagar daamadiyo wixii halis galinayee
Queue is empty
-- / --