VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muxubada - Lyrics

muxubadan qabaa marna iga hadeynoo beerka iiga maranoo wadnahana kumudanee maankii ku raacaa kuu maqan xagaagoo aduumbaa miciinoo maamula nafteydee maalintii timaadaba meeshii aad joogtaba adaa ka muuqanaayo kaa maarmi maayee ma qofkula midaa jira gobka iyo madheedhkiyo midihii dalkeeniyo macankooga hantoyoo malab sidiisii bad tahye markii aan ku eegaba muhasha da daraadaa miyir beelayaayoo caashaqu ku geeyaa maalintii timaadiyo meeshii aad joogtaba adaa ka muuqanaayo kaa maarmi maayee ma qof kula midaa jirsa
Queue is empty
-- / --