VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaxeeso wiilyahow - Lyrics

adoon rafaadiin igu dureebin gadhka ku haysta kaama ridayee ha igu dureemine raaxayso wiilyahow raysan maysidee tii ku riyaaqdaba hadaa u roorto daba ruclayso adaa rafaade raaxayso wiilyahow rajo halaysaad raadinaysaa rug kaa fogaata daba ruclaysaa riyo xumaanta adaa riyoode ha igu riyoonine raaxayso wiilyahow adoon is wiiqin dana gobyoonin runtana diidin adaa is reebe ha igu dureebine raaxyso wiilyahaw adoo ramaasiyo rug dhow la jooga shalay ka roorte dhuxda ku diide ha raadin maante raaxayso wiilyahaw rajo halaysaad raadinaysaa rug kaa fogaata daba ruclaysaa riyo xumaanta adaa riyoode ha igu riyoonine raaxayso wiilyahow
Queue is empty
-- / --