VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruux toban waiile - Lyrics

Naftaydu ruuxbay rabtaa Rafiiq dhababay rabtaa Jacayl runabay rabtaa Rugiyo guurbay rabtaa Reeriyo qoysbay rabtaa Raaxiyo nololbay rabtaa Ma rabo mid ragaadiya ah Ma rabo raraniyo kulayl Ma rabo ruux toban wajile Ragaba qaarbaanan rabin Naftaydu ruuxbay rabtaa Riyaaq farxadlay rabtaa Kalgacal raagayeey rabtaa Ramaas dooglay rabtaa Romatic dhabay rabtaa Raxmadiyo daganeey rabta
Queue is empty
-- / --