Heesta Gacaltooyo - Lyrics
Hablayahow sabaanadan
Hadaad dookha barateen
Saqda dhexe habeenkii
Hadaad dibad waregtaan
X2
Raga suul dhabaaliyo
Soo soco ku waashaan
Su'aashiyo qiyaamaha
Qabrigaa idin sugayee
Sideed yeeli doontaan
X2
Idinkuba sakhraan kiyo
Sinadiyo daroogada
Iyo saaqid nimadaad
Suuqyada lameertaan
X2
Aakhirana su'aalaha
Masamaysid adiguye
Sumcad iyo hadaad
Qoraayoo sinji aad
Uleedahay isa soo
Sax wiil yahow X2
Hablayahow sax iyo
Qalad iyo siriyo cee-
Baha sikastaba wixii
Dhaca idinkaa usababe
X2
Inaad sowjad noqotaan
Hadaad samir kujogtaan
Su'aashiyo qiyaamaha
Qabrigaydin sugayee
Sideed yeeli doontaan
X2
Sowtkaaga wiilyahow
Waa hadal sirgaxanoo
Sal iyo raad lahaynoo
La iska soo sameestee
X2
Kuwa sira haweenkoo
Silciyaad laqayr tahee
Sumcad iyo hadaad
Qoraayoo sinji aad u
Leedahay isa soo sax
Wiil yahow x2