Naftu intay ku jece-
Shahay ayay kuu
Nuglaataa mar haduu
Nacayb galo naxaris
Lagama dhowree x2

Inuu nabarku halis
Yahay nacas baan
Ogaynoo bal nasiib
Daroy ninkaagii ku
Eed x2

Waxaad naawishaba
Nabsigii lugooyada
Nuxurkii dhadhamise
Nabadiino wiilyahow
Iyo nooli kulantee
X2

Hashu naasku guran
Yahay nirigtuba ma
Eegtee godol uma
Nuglaato nuujis uma
Hawootee x2

Nimcadiisa eebana
Nasrigiisa loosiman
Nuur baan laacayoo
Nabad baan uladay
X2

Waxaad naawishaba
Nabsigii lugooyada
Nuxurkii dhadhamise
Nabadiino wiilyahow
Iyo nooli kulantee
X2

Exit mobile version