VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sadriga - Lyrics

Sida qadowgu geedaha Uqabsado korkodaad Qalbigiyo halbowlaha Ugu qod ban tahoo X2 Qol kuyaal wadnah- Aad qunyar ugu dhac- Doo anigoon warqabin Intaan kugu qul qulay Furihii iga qaadatee X2 Qorax soobaxdiyoo Habeen koo qamyiri Qoladaha sadrigaad Ka dhex qaylisaayee Qiimee jacaylkii x2 Sida qaalin uguboo Qurbaceedi waydaan La qamaamay cashaqa Igu qoton sadoo x2 Qasnadaha dareen Kaad qumaati udagtoo Anigoon qawadin xubi Kugu qanco noloshii ila Qayb satee x2 Qorax soobaxdiyoo Habeen koo qamyiri Qoladaha sadrigaad Ka dhex qaylisaayee Qiimee jacaylkii x2
Queue is empty
-- / --