Inta aan kartiyo
Midkii aan ku yaal
Dabaganbiyayee
Gacal ii ahaaw

Kol haday gabow gabow
Gacantaydu ahayd
Waa guul daree
Galgartaas garoo
Waxa ila gudboon
Maxaa ila gudboon

Intii aan xuliyo
Guurti ma u diraa
Mase aan go,ee
Waan ka gaabsadaa
Nafsi ruuxi gala
Isagaa gurtee

Jacaylbaa i guboo
Iguhaabiyoo
Gabahiir cidlaa
Igu gawracee

Igu noqay gantaal
Gantaal gantaal
Boga iga galee
Galhaduu gadaa
Caashaqii guboo
Geriyaad u aa
Geriyaad u aa

Intii aan xuliyo
Guurti ma u diraa
Mase aan go,ee
Waan ka gaabsadaa
Nafsi ruuxi gala
Isagaa gurtee

Intii aan xuliyo
Guurti ma u diraa
Mase aan go,ee
Waan ka gaabsadaa
Nafsi ruuxi gala
Isagaa gurtee
Nafsi ruuxi gala
Isagaa gurtee
Isagaa gurtee

Exit mobile version