VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta jawaab - Lyrics

qofyoow jacayl beena shalay iisoo bandhigay waaqle soo dirsaday mungada bood boodayoow ma anaa kuu baahi qabay qof aan nafle kaaga bogin miyaa boga laga tintaa markaan guyo baar kudayay ayaan niyoow kaa ilbaxay dhibtaad islahayd balyeel waxan katashaday bil hore qofyoow ruux baxnaano jecel uuna boogo dhayin bushadana riyayn nolosha dheel dheel uboga miyaa laba baran karaa jacaylka anaa mar bilay hadana anigaa bakh tiiyay
Queue is empty
-- / --