VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Casharo - Lyrics

hadii cimri kuu dib dhigo cibaaro ku dhaaftay iyo nolosha casharaa ku jira caqliga lagu kaydsadaa wuxuu calaf kaa kaxeeyo caloosha ka goo ilow talana ceelyow ha galin calaacalka guud ilow cishqigan kaa gabalsadee cadaawuhu soo dhex galay caadilka EEBAA arkee samirka cindigaaga gali ha cugan waayaha cakiran nolosha ku caraabi guul waraabaha kaan ciyayeen ee aan codlayn midkii ciyaba ka roon colbaa jira raadka gura ee cidliyo ha ugu bixin banaan cadawga adigoon ogayn sahanka ceelalyada u diro
Queue is empty
-- / --