VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalinimo - Lyrics

miyaan karayaa xumaan miyaan kabayaa dulqaad miyaan kacay xasuus miyaan korayaa salaan miyaan koobayaa waqtiga miyaan kalgacayl sidkaa miyaan kohashada arkaa miyaan kalinimo dhibsaday miyay kaariyo xanuun kalsooni ay dhaawaceen kor iyo hoos waano badan kun jeer samir aan dhahaa kurbada ka dawaynayaa miyaan kasayaa xujada miyaan kiciyaa xusuus miyaan kalifaa naftoo miyaan kaarayaa intaa miyaan kabo soo xidhaa miyaan kayd gocanayaa miyaan xus karbaashayaa miyaan kalinimo dhibsaday
Queue is empty
-- / --