VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naanays - Lyrics

nasri kaamil iyo farxad naadiyow nacabkiyo xumaha naanays u bixi nitaaqiyo walaac ka sifee naftoo inaad nolol heshana ku salee nafta ma nugliye hadeer niyad sami aan qabo jacayl nuxur liyo wiil naaxiyoo nafeeqaya iyo naruuraan sugaa nal iftiima iyo neecow udgoon raas lagu nastaan naawilaayaa naftoo doogsata iyo nasteexiyo kalgacal nagaataybaan nuurkeed arkaa
Queue is empty
-- / --