markaan yelaha wadnaha
qalbiga yabdhtaal ka dhigay
naftaydana ku yakibaye

markaan yacay iyo aroos
ka rabey hawl san iyo sacab
maxaad u yabaashayo
u tidhi yeelka u tidhi

ka daa yeykaha cishqiga
nafsiga lama yu'aashade
nafta yuuska ku jecel
mar uun yidiilo sii

markaan yawlaha aduun
naflaha adiga kaa gayubay
idaydana aad hantidaye

markaan yeedhmiyo kalgacal
yagleeliyo reer ka rabay
ayaad iga yaabiso
itdhi yaah yaah itidhiye

ka daa yeykaha cishqiga
nafsiga lama yu'aashade
nafta yuuska ku jecel
mar uun yidiilo sii

Exit mobile version