VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Araarta - Lyrics

anoo oori kuu ahoo awlaada wada dhalnayoo danteena ilaaliyooo waliba ku adeecsan baa samaha ka abaal dhacdee intuu rabi uumay wiil hadii aan kaa eeganjiay aduunkana kuu jeclaa dhibtana u adkeysan jiray dulqaad kii iga idlaa aaraarta aan gaabiyee hadaan kuu ooyi jiray uurkiyo kaa jaray qalbiga agtaadana waan ka tagay mudaan urugon jiroo ifkiyo noloshaba nacee kolkaan ku ilaaway adi ilaysbaa ii baxooo imaankaa ii xasiley ka guuray aawaarihii ka doogay abaarihiii ka raystay inkaarihii aflaxay guushii hantiyey allaa garabkayga galay araarta aan gaabiyee hadaan kuu ooyi jiray uurkiyo kaa jaray qalbiga agtaadana waan ka tagay
Queue is empty
-- / --