VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gab ka dheh - Lyrics

Xubigeena Gamuray Libinteesii gaadhneeee Gab ka dheh Xubigeenan Godolka ah Xiisaheenan Gaarka ah Gab ku dheh Gacantaydi Midigiyooo Garabkaygi Baadtahee Gab ka dheh Gashaankii Naftaydiyo Geesigaygi baadtahee Gab ka Dheh Jacaylkeenu Waa Gob Gab ka dheh Nasteex Uu Gurtoooo Gab ka dheh Nacab Aanu Gaadhino Gab ka dheh Xaasid Aanu Goosanee Gab ka dheh Gab ka Dheh Namiimka Gab ka dheh Gab ka Dheh Xabiibiiiii Gab ka dheh Wanaagenu Gudhi maayo Mana Gaagaxaayeeeee Gab ka Dheh Isla Garanay Danteenoo Axdigeenii Gunudneeee Gab ka dheh Garashada Xiskaygiyo Garaadkaygi Baadtahe Gab Ka dheh Farxadiyo Guulaheenu Gaar Bay Inoo Taheee Gab ka Dheh Jacaylkeenu Waa Gob Gab ka dheh Nasteex Uu Gurtoooo Gab ka dheh Nacab Aanu Gaadhino Gab ka dheh Xaasid Aanu Goosanee Gab ka dheh Gab ka Dheh Namiimka Gab ka dheh Gab ka Dheh Xabiibiiiii Gab ka dheh
Queue is empty
-- / --