VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haaheeya - Lyrics

wiilbaan hiigsadaa hadana ka hadhaa haaheey ha markaan hiigsadaan hareer ka maraa haaheey ha wiilbaan hiigsadaa hadana ka hadha haaheey ha markaan hiigsadaan hareer ka maraa haaheey ha marbaan la hadlaa idhaa hebolow heeduu i yidhaa waan hafrayaa haaheey ha marbaan la hadlaa idhaa hebolow heeduu i yidhaa waan hafrayaa haaheey ha nafta haybisee halkeen ka helaa haaheeyha halkeen ka helaa hankaa tabayee halkuu joogaa haaheey ha halkuu joogaa hilowga riyadaan niyada ku habaa haaheey ha anoo hurdayaan isaga ku hahadraa haaheey ha aroos iyo hees ayaan hindisaa qofaan hiil lahayn ayaan haybshaa haaheey ha nafta haybisee halkeen ka helaa haaheeyha halkeen ka helaa hankaa tabayee halkuu joogaa haaheey ha halkuu joogaa nafta haybisee halkeen ka helaa haaheeyha halkeen ka helaa hankaa tabayee halkuu joogaa haaheey ha halkuu joogaa
Queue is empty
-- / --