VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isma dhiibi karo - Lyrics

Dhiigiyo xididada wadnaha Jacaylku inuu dhex galay Anigu kama dhaaran karo Anigu kama dhaaran karee Dhiigiyo xididada wadnaha Jacaylku inuu dhex galay Anigu kama dhaaran karo Anigu kama dhaaran karee Waataan dhabar adaygnayee Rajadu hadii ay dhawdahay Hadeer isma dhiibi karo Hadeer isma ?hiibi karo Waataan dhabar adaygnayee Rajadu hadii ay dhawdahay Hadeer isma dhiibi karo Hadeer isma ?hiibi karo Jacaylkeenaan dhisnee dhisnee Haduu wadadii ka dhacay Anigu ma dhantaali karo Anigu ma dhantaali karo Jacaylkeenaan dhisnee dhisnee Haduu wadadii ka dhacay Anigu ma dhantaali karo Anigu ma dhantaali karo Nacabka dhawaaqisa badan Haday gurayaan war uun Anigu ma dhagaysan karo Anigu ma dhagaysan karee Nacabka dhawaaqisa badan Haday gurayaan war uun Anigu ma dhagaysan karo Anigu ma dhagaysan karee Wanaag rabi kugu dhashay Dhamaan dunidii qirtay Anigu ma dhaliili karo Anigu ma dhaliili karo Wanaag rabi kugu dhashay Dhamaan dunidii qirtay Anigu ma dhaliili karo Anigu ma dhaliili karo Jacaylkeenaan dhisnee dhisnee Haduu wadadii ka dhacay Anigu ma dhantaali karo Anigu ma dhantaali karo Jacaylkeenaan dhisnee dhisnee Haduu wadadii ka dhacay Anigu ma dhantaali karo Anigu ma dhantaali karo
Queue is empty
-- / --