VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Koolkooli - Lyrics

kaama maarmee ii kali ahaw kun jeer anaa ku jecel koobka caaashaqa kaalay ila dhan kalgacaylkana kaalay ila qaad kaalintaydana waan adkayna adna ila koolkooli caashaqa kalgacaylkaaga igu kordhoo igu keenay kohoshadan kasha igu qabo kaalay ila dheel kaalay ila dheel aan kifaaxnee
Queue is empty
-- / --