VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Missed call - Lyrics

marbaad mulkiyo maamuus lahaydo aragaagu meel dheer iiga muuqan jirayee maantana mid kalaa nafta maamusho muftaaxa u hayee maxaan kuu samayn kaa tiray maankiyo meeshaad ku taaloo igadaa mashquulkiyo misidhkala badanoo adaa keenay murankoo mushkilada abuurayee marbaad malabiyo macaan ii ahaydoo meesha aan ku siiyo mabsuud kugu ahaa maantana naftaa kaa maarantee maarayso taadoo midigtayda sii daa
Queue is empty
-- / --