VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbiga - Lyrics

ayaamahan baadi iyo baxnaanaa iga luntoo waxaan wali baafiyaa intuu igu beeray laxow hadana ruux igaga baxsadey barwaqaan kaa fishee hugaygii baaqsamow nin ragi bilis maba dhbee ma beenbay kaa ahay wixii balankaagu tabay sidii baxrasaad kuyaal bustaanada hawd kuyaal bogayga jaceyl ku yaal ayaa bandhigyada kuyaal ayaa bandhigyada kuyaal bilyow kalgacayl ibaray xusuustaadi bilnayd xiskaba kama baaqatoo sidii unka ruux kufalan qalbiga dawaad utahay habeen kii boqol marbaa hurdada ka baraarugaa naftaa kuu baaqeysee anoon bogan seexasahada ayuu subaxii baryaa sidii baxrasaaf kuyaal bustaanada hawd ku yaal bogayga jaceyl ku yaal ayaa bandhigyaada ku yaal
Queue is empty
-- / --