VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilsaar - Lyrics

xikmad iyo waayahaaga xalkankiyo garashadaada xisaab li'i maanka raacay ayaa jecel xeerintaada jacaylka markaad xurmaysay ayuu nacabkii xabaalmay markaan aniguna xushmeeyay ayaan xidagaha u duulnay baftaydaan u xilsaaray xiskeenu inuu midoobay waxa laga xaal ogaaday sidaan isu xeerinayno xaqsoor samow hiilintaada xurmayntiyo diir naxaaga sidaad xumo iiga dhawrto ayaa xididada dhex qaaday jacaylbaa yaal xagaaga qalbiga kolna maad xujaynayin xayaatada maad nacsiine waxaad u xanbaartay xaasha
Queue is empty
-- / --